Donald Trump oo aad ula dhacay Muuqaal uu u daaray Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, wuxuu abuuray xiisad intii uu ku sugnaa dalka Mareykanka ka dib markii uu xubnaha Aqalka Sare iyo Trump uu u daaray muuqaal ka dhan ah Kurdiyiinta, sida warbaahinta dalkaas ay ku warramayaan. Arbacadii, Mr Erdogan wuxuu muuqaalka ka daaray iPad-kiisa, xilligii uu socday kullanka oo Aqalka Cad ka dhacay, kaas … Continue reading Donald Trump oo aad ula dhacay Muuqaal uu u daaray Madaxweyne Erdogan